Magaca kooraska: Fiqhi
Ujeedada kooraska: Fahanka Axkaamta cibaadada iyo mucaamalada
Midhaha kooraska: kooraskani waxa uu ku qoran yahay afkeeno hooyo waxaanan ugu talo galay dadka aan garanayn carabiga oo diinteenu ku qorantahay, waxaanaynu cuskan doonaa Mad-habka Shaaficiyada.
Qofku marka uu kooraskan dhameeyo waxa uu si fiican u sixi doonaa insha allaah Cibaadadiisa iyo Mucamaladiisa, maxaa yeelay cibaadada iyo mucaamaladu waxay u baahan tahay aqoon.
fiiro gaara: markasta oo cashar dhamaado waxa la socda su’aalo ama layli lagu tijaabinaayo fahamkaaga casharka. Sidoo kale marka uu kooraska ardaygu dhamysto waxa laga qaadi doonaa imtixaan Shahaadana waa la gudoon siindoona insha allah.

- Teacher: Sh.Maxamed Caydiid