وعن عثمان بن عفان رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏”‏خيركم من تعلم القرآن وعلمه‏”‏ ‏(‏‏(‏رواه البخاري‏)‏‏)‏‏.‏‏.

 ISFA ONLINE TUTORS

Macahadka ISFA Wuxuu ku caanbaxay Hirgalinta, Tayaynta iyo Horumarinta Barashada Diinta Islaamka oo Online, ah. ISFA ONLINE ACADEMY wuxuu shaqaynaayay mudo 12 sano ah. Waxbarashadan Online ka ah waxaa dad badan oo mudo dhiganaayay, kana aflaxay ay isku raaceen in 100% Tayada waxbarashadu sareeyso. Waxakale oo kor u qaaday Qiimaha Tacliinta Diinta Islaamka ee qoyska oo dhan waalid iyo ciroolaba oo gurigu wuxuu noqonaya Guri markasta Qawlkii Alle SWT lagu aqkhrinaayo oo Malaa’igtu Hadhayso. Adiguba ogoow oo Hada Tijaabi 3 Bari oo Lacag la’aan ah. Registration Form

 

KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO

  • Higaada Carabiga  {ا ب ت ث}
  • Akhrinta Qur’aanka.
  • Tajwiidka Qur’aanka.
  • Xiftiga Qur’aanka.
  • Luuqada Carabiga.
  • Salaada  iyo Axkaamteeda.
  • Caqiidada & Aasaaska Islamka.
  • Al-Tarbiyah Islaamiya.  
  • Cilmul Xadiis.
  • Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12.
  • Duruus Waalidka ah

FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA EE Maqal iyo Muuqaal.

Waxaa mahadleh Allahii noo suuragaliyey inaan arinkan u soo  gudbino walaalah islaamka ah ee ku nool daafaha dunida.
Machadkan Islamic Somali Family Academy ee loo soo gaabiyo (ISFA).
Waxaa ka faa’iiday dad badan oo caruur iyo waayeelba iskugu jira, kana kalayimid dhamaan qaaradaha aduunka oo dhan. Lagasoo bilaabo dhamaadkii 2009 waxaa siwanaagsan aan uga hirgalinay Waxbarashada Diinta Islaamka oo Online ah.
Waxaanu aad ugu dadaalna intii karaankayo ah inaanu tayada Barashada Diinta Islaamka kor u qaadno una dhibyarayno walaaha islaamka ah ee aan haysan dugsiyo ay diinta ka bartaan.

Machadkan ISFA wuxuu aad kuugu dhibyaraynayaa in waladiintu Soomaaliyeed ay helaan cid Culimo awdiin iyo macalimiin joogta ah iyaga oo gurigooda jooga ama Jaamacad dhiganaaya ama shaqaysanaaya. qiimaha fiiga hoos baanu u dhignay ee la soco.

Hadaba intaas wixii dheer waxaad tijaabin karta 4 maalmood oo lacagla’aan ah.

SYSTEM REQUIREMENT

  • Computer/Laptop
  • Internet Broadband/DSL
  • Headphone OR Speaker  Mic and Webkamera.

Waxaa kale oo kuu diyaara oo kaa caawinaaya xaga farsamada IslamicHomeAcademy.com ee fadlan la soo xidhiid: admin@alimuse.com

System Requirements

For PC-based Organizers and Attendees

  • Required: Windows® 2000, XP, 2003 Server or Vista
  • Required: Internet Explorer® 6.0 or newer, or Mozilla® Firefox® 2.0 or newer (JavaScript™ and Java™ enabled)
  • Internet Connection Required: Cable modem, DSL, or better recommended
  • Recommended: Minimum of Pentium® class 1GHz CPU with 512 MB of RAM (2 GB of RAM for Windows Vista)
                 To Use VoIP

  • Required: Fast Internet connection  (384 kbps or more recommended)
  • Required: Microphone and Speakers (USB headset recommended)
  • Gurigaaga fadhigiisa ku baro Qur’aanka
  • Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
  • Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
  • Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo..
  • Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
  • Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
  • Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
  • Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
  • Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.