وعن عثمان بن عفان رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏:‏ ‏”‏خيركم من تعلم القرآن وعلمه‏”‏ ‏(‏‏(‏رواه البخاري‏)‏‏)‏‏

Fadlan buuxi foomkan hoose (1) si aad uga midnoqoto ardayda ISFA Online Academy.

Arjiga Codsiga Ardaynimo. (Soomaali)

Walaal waxaad u baahan tahay inaad buuxiso meelaha banaan oo dhan kadib markaad gujiso Send/Dir waxaa kuu soo baxaaya bog cadayn ah oo kuu  xaqiijinaaya inaanu foomkaagii helnay. Haddii anad page ka cadayn ta ah helin waa inaad marlabaad  back taabato oo sifiican u buuxiso kana wada.