Welcome to your Isfa Academy Tutors Feedback

Wakhtiga ma kuu ilaaliyaa macalinku

Wakhtiga ma kuu ilaaliyaa macalinku , haday tahay saacada uu bilaabmaayo dersiga , ama dhexda lagaga jiro , ama dhamaadka dersiga

Qur'aanka macalinku siduu kuu siiyaa?

Qur'aanka ma laguu mariyaa ama malaguu meeriyaa marka aad ka baxdo?

Subciska macalinku ma kula subciyaa?

Higaada macalinku ma kuu dhigaa?

Ma heshaa casharo Tarbiyo ah sida Muxaadaro , Axkaamta Salaada IWM?

Leave a Comment